Wax beerashada Soomaaliya
Beeraha Soomaaliya Beeraha Soomaaliya waa isha koowaad ee waxsoo saarka wadanka Soomaaliya taasi ooy tiro badan oo dad ahi noloshoodu ku tiirsan tahay. Sida caadiga ah, dallaga Soomaaliya waa dhamaan dhirta (mudhaha iyo khudaarta) ka soo baxa beeraha wadanka Soomaaliya. Waxsoo saarka beeraha Soomaaliya waxay gaadhsan yihiin 65% Dhaqaalaha aasaasiga wadanka, taasi oo soo ururinaysa isticmaalka wadanka dhexdiisa iyo dhoofinta badeecada dunida inteeda kale loo ganacsi geynayo. = WAX SOO SAARKA BEERAHA SOMALIA Somalia waa dal hodan ku ah khayraad badan oo kala ceyn ah sida kalluunka, wax beerashada iyo xoolaha nool oo kamid ah wax yaabaha Somaliya ay hodan ka ku tahay oo uu ilaahay ugu deeqat Qormadeenan waxan kaga hadli khayradka dalka gaar ahaan BEERAHA Waxan uqaybin dona cinwaano koo kooban oo kala duwan • Hordhac • Taariikhda beerashada Somalia • Nooc yada kala duwan ee somalidu wax ubeerato • Miraha iyo dalaga ay somalidu caanka ku tahay oo kaba...